Dhismaha Wadada isku xirta Zoobe iyo Dan-wadaagta ee degmada Wadajir ayaa maray heerkii ugu danbeeyay iyadoo lagu bilaabay in la saaro laami.
Wadadda oo ah mid aad u mashquul badan oo dadweyn badan adeegsadaan waxaa dhismaheeda ka qeyb qaatay bulshada degaanka oo lacagta ugu badan bixisay, waxaana qeyb qeyb ka qaaday maamulka degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir.
DAAWO SAWIRRO
Wadani.com