Waxaa faahfaahin dheeraad ah kasoo baxeysaa gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo lasoo dhigay Baarka Sky Blue ee agagaarka Guriga Hooyooyinka iyo xarunta Nabadsugidda.
Ciidamada dowladda Soomaaliya la tacaalaya sida gaarina qaraxa saaran looga furi lahaa iyadoo la xiray dhammaan wadooyinka agagaarkaasi.
Hoos ka daawo sawirro
Wadani.com