Saldhigii weynaa ee AMISOM degaanka Leego oo ay dhowaan ka baxday ayaa dadka degaankaasi bilileqysanayaan wixii ku haray.
Saldhiggan oo si lama filaan ah ay ciidamada AMISOM ee ka socda dalka Uganda uga baxeen ayaa waxaa la wareegay maleeshiyada Alshabaab oo dadka degaanka isugu yeeray.
Dadweynaha degaankaasi ayaa qaatay haraaga saldhigga, siiba gidaarada ay ciidamada AMISOM dhisteen.
Daawo Sawirada