Haweeneyda Soomaaliyeed ee taariikhda ku gashay inay noqotay golaha wakiilka Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa socdaalkeedii ugu horeeyay ku timid Muqdisho.
Ilhaam Cumar oo uu wehliyay seygeeda Axmed Aadan ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmauud kulan kula yeelatay xarunta madaxtooyada Soomaaliya.
DAAWO SAWIRRO






