Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»DAAWO SAWIRRO: Madax badan oo ka qeyb gashay furitaanka safaaradda Soomaaliya ee dalka Ciraaq

    DAAWO SAWIRRO: Madax badan oo ka qeyb gashay furitaanka safaaradda Soomaaliya ee dalka Ciraaq

    October 16, 20151 Min Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Safaaradda Soomaaliya ku lahayd dalka Ciraaq ayaa dhowaan dib loo furay, kaddib muddo 25-sano ah, waxaana  furitaanka safaaradda ka  qeyb galay Wasiirka Arrimaha  dibadda Soomaaliya C/salaan Cumar Hadliye oo dalkaasi socdaal ku jooga iyo mas’uuliyiin ka trisan xukuumadda dalka Ciraaq.

    Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Cabdisalaan Cumar Hadliye iyo mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ee Dalka ayaa wadajir xariga uga jaray dhismaha cusub ee safaaradda Soomaaliya ku leedahay magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq, waxaana ka dhex muuqatay Danjiraha Soomaaliya ee Ciraaq, Marwo Khadiija Al-Makhsuumi oo ah safiir haween ah tii labaad oo Soomaaliya xilligan leedahay marka lagu daro dajiraha Jineva Faduma Insaniya.

    Waxaa kaloo munaasabadda  ka qeyb galay safiirka Soomaaliya ee dalka Kuwait Maxamed Sheekh Amiin, guddoomiyaha guddiga arrimaha dibadda ee baarlamaanka Somalia C/qaadir Cosoble Cali, Wasiirka Bartoolka Maxamed Mukhtaar iyo Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed iyo mas’uuliyiin kale oo halkaas u tegay xafladaas.

    HOOS KA DAAWO SAWIRADDA

    2015101663580562837102295311

    201510166358056287074415703

    201510166358056289193641402

    201510166358056294874925354
    201510166358056300415281997

    2015101663580563014983485212

    201510166358056321553019288

    2015101663580563437379907513

     

    2015101663580563537138628618

    2015101663580563553625992821

     

    Wadani.com

    Ciraaq Khadija Maxamed Almakhzoumi Photos Safiirada Soomaaliya
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDAAWO LA YAABKA: Arday Kenyaati ah oo Qaadka ka sameeyay, cabitaan, khamro iyo wax soo saar kale
    Next Article DEGDEG: Ciidamada Jubba oo soo furtay haweeney Kenyaan oo laga soo afduubtay xeryaha Qaxootiga

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo