Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta sirasmi ah u furay kalfadhgii 7-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana xafladda furitaanka goobjoog ka ahaa gudodonka Baarlamaanka, Ra’iisal wasaaraha xukuumadda, guddoomiyaha Maxkamadda sare ee iyo xubno ka tirsan Golaha wasiirada.
HOOS KA DAAWO SAWIRRADA FURITAANKII KALFADHIGA BAARLAMAANKA
Wadani.com