Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhiga 36-aad ee Golaha wakiilada Puntland kaasoo ka furmay xarunta Baarlamaanka magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Xafladda furitaanka ayaa waxaa ka soo qeyb-galay wasiiro, xildhibaano, golaha Garsoorka, madaxda Dhaqanka, wakiiladda urada bulshada rayidka ah, wakiiladda hey’addaha caalamiga ah, QunsulkaaItoobiya ee Garowe iyo marti sharaf kale.
DAAWO SAWIRADA XAFLADA: