Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay R/wasaare ku xigeenka Wadanka Turkiga Veysi Keynak oo maanta yimid magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha iyo Mudane Veysi Keynak R/wasaaraha Wadanka Turkiga ayaa waxay ka wada hadleen xiriirka u dhaxeeya labada dal ee Turkiga iyo Soomaaliya.
Madaxweyne Farmaajo ayaa R/wasaaraha Turkiga kaga mahadceliyay Booqashada uu maanta ku yimid Magaalada Muqdisho, iyo taageerada Balaaran ee dowladda Turkiga ay siiso Soomaaliya.
SAWIRRO