Waxaa soo baxaya sawirrada maxaabiis la sheegay in ciidamada Puntland ay ku qabteen dagaalada ka dhex taagan kooxda Alshbaab ee ku duushay Puntland iyo ciidamada maamulkaasi, qaar kamida sawirada maxaabiistaas hoos ka daawo:
Wararkii ugu danbeeyay ayaa tilmaamaya in ciidanku hadda gacanta ku hayaan 13-maxaabiis ah oo kooxdaasi ka tirsan kuwaasoo ilaa iyo xalay isi soo dhiibayay.
SAWIRRO MAXAABIIS LAGU QABTAY DAGAALKII SUUJ
