Waxaa goor dhoweyd Magaalada Muqdisho ka bilaabtay Maxkamadeynta Siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur Warsame oo xalay damiin lagu sii daayay.
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa qaadeysa kiiskaMaxkamadeynta C/raxmaan C/Shakuur waxayna maxkamaddeynta ku saabsan tahay xalaaleynta sii daysmada Siyaasigan.
C/raxmaan C/Shakuur waxaawehliya Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare Abshir Bukhaari iyo Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad inay ku sugan yihiin xarunta Maxkamadda.