Ninkii waday gaarigii lagu qarxiyay Hotelka Banaadir Beach ayaa ka badbaaday is-qarxintii iyadoo dhaawacyo culus ka gaareen dhinaca madaxa.
Ninkan oo laga soo dhex saaray gaarigii uu isku qarxiyay ayaa lagu ilaalinayaa Isbitaal, waxaan saxaafadda loo ogolaadya inay sawirro ka qaataan.
DAAWO IS-MIIDAAMIYAHA WELI NOOL