Mowjadao waaweyn oo shalay ka kacay xeebaha Muqdisho ayaa daad iyo biyo badan ku soo rogay, waxayna xaaladan sababtay inay hakato shaqadii dekadda.
Howshii dekadda ayaa si caadi ah dib u bilaabatay maanta, waxaana laga dareemay dekadda biyihii shalay ku soo rogmaday oo weli yaala dekadda.
DAAWO SAWIRRO
Wadani.com