Kooxda Alshabaab ayaa dooratay Golaha fulinta ee odayaasha Islaamiga ee Dhaqanka Soomaaliyeed.
Shir ka dhacay Gobolka Bay ayay Alshabaab isugu keentay ilaa 100 oday oo laga soo ururiyay gobolada Koonfurta Soomaaliya, waxaana loo sameeyay hogaan iyo guddi fulin.
Madaxda Xarakada Shabaab oo uu ka mid yahay Sheekh Xuseen Cali Fiidoow ayaa ka qeyb galay shirka Odayaasha, waxaa kaloo joogay guddoomiyaha Shabaabka ee Jubooyinka Sheekh Maxamed Cabdalla.
MADAXDA GOLAHA ODAYAASHA ISLAAMIGA EE ALSHABAAB DHISTAY KA AKHRISO HALKAN
DAAWO SAWIRRO