Odayaasha dhaqanka Gobolka Hiiraan qaarkood oo shirku uga socdo magaalada Beledweyne ayaa mar kale qaadacay shirka maamul u sameynta goboladda Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ee ka socda magaalada Jowhar.
Kulan maanta ka dhacay magaalada Baledweyne ayaa odayaasha dhaqanka waxay ku qaadaceen shirka Wasiirka arimaha gudaha Soomaaliya ka furay Talaadadii magaalada jowhar ee xarunta shabeellaha Dhexe, iyadoo sheegay in cid ka socoto gobolka Hiiraan aanay ka qeyb galeynin.
DAAWO SAWIRRO
Wadani.com