Hub la sheegay inay ciidamada uu tababarray Imaaraadka ee Muqdisho ka boobeen xerada Gen. Gordon ee magaalada Muqdisho ayaa lagu qaarkood saxaafadda loo soo bandhigay.
Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya 600 qori oo nooca AK 47 ah ayaa la sheegay in laga bililiqeystay xeradka Imaaraadku ka baxay ee Gen. Gordon, iyadoo shan qori oo ka mida hubkaasi ay ganacsato iibsaday tusiyeen saxaafadda reer galbeedka.
Qoryaha waxaa ku xardhan magaca SO XDS oo ah astaan muujineysa inay leeyihiin ciidamada xoogga dalka.
HOOS KA DAAWO SAWIRRADA