Xarunta cusub Duuliska hawada ee magaalada Muqdisho ayaa lagu rakibay qalabka hagidda diyaaradaha.
Qalabkan oo dhowaan la keenay Garoonka Muqdisho ayaa lagu wadaa inuu dhowaan howlgalo iyadoo maamulka hawada Soomaaliya lagu wareejinayo dowladda Soomaaliya dhammaadka sanadkan.
DAAWO SAWIRRO