Qarax Bam nooca dhulka la geliyo ah ayaa baabi’iyey gaari ay wateen ciidamada Kenya, waxaana qaraxaasi ku dhintay 7 askari oo Gaarigaasi milateri saarnaa.
Qaraxa oo ahaa mid aad u weyn ayaa gebi ahaan baabi’iyey Gaariga, wuxuuna qasaarihii ugu weynaa gaarsiiyey ciidamada KDF ee Kenya.
DAAWO SAWIRRADA