Laba askari ayaa ku dhintay 5 kalena waa lagu dhaawacay qarax is-miidaamin ah oo lala beegsaday saldhigga ciidamada Jabuuti ee magaalada Beledweyne.
Sidoo kale dad shacab ah ayaa dhimasho iyo dhaawac ka soo gaara qaraxa, waxaana qaraxa sheegtay kooxda Alshabaab oo war ay soo saartay ku sheegatay in 17 askaari oo Jabuutiyaan ah ay ku dileen qaraxa.
DAAWO SAWIRRO
Wadani.com