Qarax xoog badan ayaa lala beegsaday maanta Duhurtii Hotelka SYL oo ah hotel weyn oo ku dhow madaxtooyada Soomaaliya.
Hotelkan ayaa waxaa isugu yimaada mas’uuliyiinta dowladda iyo siyaasiyiin, waana qarixii saddexaad ee lala beegado.
DAAWO SAWIRRO
Wadani.com