Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»DAAWO SAWIRRO: Shirkii Madasha Qaran oo ka furmay magaalada Muqdisho

    DAAWO SAWIRRO: Shirkii Madasha Qaran oo ka furmay magaalada Muqdisho

    September 6, 20162 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Shirka madasha hoggaamiyeyaasha Qaranka iyo dowlad gobolleedyada ayaa ka furmay magaalada Muqdisho, kaas oo lagu dhammeystirayo dhaqangelinta howlaha doorashooyinka guud ee Soomaaliya.

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa furay shirka, waxaana ku sugnaa guddoomiyaha Barlamaanka, Ra’iisul wasaaraha, Ra’iisul wasaare ku xigeenka, madxweyneyaasha dowlad gobolleedyada dalka iyo xubnaha Beesha Caalamka.

    Madaxweynaha ayaa  khubaddiisa furitaanka ka jeediyey shirka waxa uu ka hadlay madaxweynaha in shirkaan lagu soo gabogabeynayo howlaha ugu muhiimsan ee lagu dhaqangelinayo qabsoomidda doorashooyinka Soomaaliya.

    Wuxuu sheegay in dowladda Federaalka iyo kuwa  gobollada in ay xoogga saari doonaan dardargelinta barnaamijka amniga marxaladda doorashooyinka,  waxa uu tilmaamay in  la qaadi doono tallaabooyin adag oo looga jawaabayo loogana hortagato ficillada argagixisada ay damacsan yihiin.

    Madaxweynaha J.F Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed looga baahan in ay u istaagaan ka qeyb-qaadasha hirgelinta doorashooyinka dalka ka dhacaya, isagoo rajo weyn ka muujiyey in lagu guuleysan doono howlaha adag ee la qaban doono bilaha soo socda.

    Dhanka kale Ereyga Q.M u qaabilsan Soomaaliya Micheal keating, ayaa sheegay in horumar weyn uu u muuqda, waxa uu sheegay in beesha caalamka ay kalsooni buuxdo ka heshay madaxda qaranka iyo dowlad gobolleedyada oo ka tashanaya sidii meel wanaagsan loo marin lahaa masiirka ummadda, waxa uu carrabka ku adkeeyey in beesha caalamka ay soo dadajin doono  wax walba oo fududeynaya hirgalinta doorashooyinka si nabadgelyo leh.

    Michel Keating sheegay in xaqiijinta ammaanka Soomaaliya iyo taakuleynta ciidammada Qalabka sida ay xoogga saari doonaan, isla markaana saddex ajendeba lagu howlgeli doono, siyaasadda, horumarinta ammaanka iyo dib u dhiska dalka Soomaaliya.

    SAWIRRO

    Madasha-6s1

    madal5Madal4madal3Madal2madal1Madasha-6s1
    Wadani.com

    Doorashada 2016 Shirka Madasha
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWarbixin: Qasaaraha ka dhashay weerarkii Hoobiye ee lagu qaaday Madaxtooyada
    Next Article Miraa planes destined for Mogadishu stuck in Nairobi after Somali flights ban

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo