Qarax is-miidaamin ah ayaa maanta lagu khaarijiyay Gen. Maxamed Rooble Jimcaale Goobaanle, taliyihii Guutada saddexaad ee ciidamada Milateriga Soomaaliya.
Weerarka lagu dilay taliye Goobaanle waxaa sheegtay kooxda Alsahbaab, iyadoo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo lagu dhuftay gaari uu la socday Jeneralka iyo ilaaladiis oo dhammaantooda goobta ku dhintay.
DAAWO SAWIRRO