Bannaabaxayaasha darawallada Bajaajta ayaa xitay wadooyin muhiim u ah isu socodka Gaadiidka magaalada Muqdisho.
Halka ugu daran ee cakiran ayaa ah isgoyska KM 4 ee magaalada Muqdisho oo magaalada oo dhan isku xira, waxaana lagu gooyay mootooyin fara badan oo boqolaal ah, iyadoo xaaladu kacsan tahay.
SAWIRRO