Ciidamada ammaanka ayaa ka hortegay gaari qarax laga soo buuxiyay oo la dhigay Jidka shaqaalaha ee magaalada Muqdisho.
Qaraxa oo ahaa mid loo adeegsaday baabuur laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo jidka la dhigay. Ciidamada ammaanka ayaa ka shakiyay, iyadoo dadka laga fogeeyay, isla markaana la xiray wadadda.
Gaariga oo ahaa nooca NISSAN SURF ayaa loogu yeeray ciidamada miino baarista, iyadoo intii aysan goobta soo gaarin uu qarxay gaariga.
DAAWO SAWIRRADA QARAXA KA HOR IYO KADIB