Ciidamada AMISOM ee ku sugan Buula Mareer ayaa saaka rasaas ooda uga qaaday gaari ay la socdeen dad shacab ah, waxayna halkaasi ku dileen dad ehel ah oo gaariga wada saarnaa.
Dadka weerarka AMISOM ku dhintay waxaa ka mida:
- Maxamuud Macallim (Jeerow)
- Cabdiwaaxid Macallim oo walaalo ahaa
- Hooyadood
- iyo gabar uu dhalay Maxamuud Macalin
DAAWO XASUUQA CIIDAMADA AMISOM GEYSTEEN
Digniin: SAWIRADDA WAA KUWO NAXDIN LEH
Wadani.com