[button color=”” size=”” type=”square_outlined” target=”” link=””]DIGNIIN: FADLAN KA ISKU DAAWAN HADDII AADAN AWOODIN[/button]
Gudoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose ayaa xaqiijiyay in ciidamada AMISOM ay dad shacab ah ku laayeen duleedka Degmada Qoryooley ee Gobolka Sh/hoose.
Gaariga oo Baasuuke lala helay waxaa ku dhintya lix qof oo shacab ah, kuwaasoo gebi ahaanba gubtay, isuna bedelay dhuxul, gaariga waxaa saarnaa khudaar ganacsi loo waday
DAAWO SAWIRRADA LAGA SOO QAADAY FALKAAS NAXDINTA LEH
Wadani.com