Shirkii wadatashiga madaxda Soomaalida oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho ayaa shirkii saddexaad ee ay caasimadu marti geliso, iyadoo si weyn loo agaasimay, isla markaana hogaamiye kasta loo ogolaaday inay shirka ku wehliyaan xubin qura.
HOOS KA DAAWO SAWIRRO XUL AH OO SHIRKA LAGA SOO QAADAY