Kulan heer madaxweyne ah ayaa maanta xarunta madaxtooyada Kenya ku dhex maray madaxwenayaasha dalalka Soomaaliya iyo Kenya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Uhuru Kenyatta, waxaana kulanka goobjoog ka ahaa wasiiro ka tirsan labada dowladood.
Shirka oo goor dhoweyd soo dhamaaday ayaan wax go’aan ah laga soo saarin
DAAWO SAWIRRO XUL AH