Maanta oo ah 15-ka Janaayo 2015 waxay ku beegan tahay sanadguuradii koowaad ee dagaalkii Ceelcade oo Alshabaab ku laayeen ciidamadii ugu badnaa ee AMISOM oo ka socda dalka Kenya.
Dowladda Kenya ayaan weli warbixin ka soo saarin qasaaraha ka gaaray dagaalkaasi oo la sheegay in ilaa 150 askari oo Kenyaati ah lagu dilay. waxaa kaloo Alshabaab ay heystaa askar maxaabiis Kenyaan ah iyo lafaha meydad fara badan.
Hoos ka daawo Sawiradi Alshbaab faafisay ee wixii ka dhacay xeradii Ceelcade ee ciidamada Kenya oo ay qabsadeen Alshabaab.
DIGNIIN: HA ISKU DAAWAN HADDII AADAN AWOODIN
Dhamaad.