Xisaabiyaha guud ee Qaranka Axmed Yuusuf Muumin (Siraaji) ayaa ka warbixiyay qaabka loo isticmaalo miisaaniyadda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo sida lagu bixiyo lacagaha soo gala dowladda.
Xisaabiyaha ayaa wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyay telefishanka Universal isagoo faahfaahin ka bixiyay kharashka dowladda soo gala, sida loo bixiyo, lacagaha soo xerooda iyo deeqa ay hesho dowladda.
DHINACA SARE KA DAAWO VIDEO-GA