Waxay noqotay weeraro joogto ah oo ALshabaab ku qaado hoteelada Muqdisho markii muddo la joogaba waana wax iska caadi ah, waxaa kaloo la mida in ciidamada Nabadsuggidda ay gurmadaan oo la arko sallaan ama jaranjaro la saaro dabaqyada Hoteelada si dadka ku xayiran loogu soo badbaadiyo.
Arrimahan waxay noqdeen kuwo soo noqnoqda weerar kasta oo Alshabaab ay qaado, waxaa ugu danbeeyay Hotelka Saxafi oo saaka aroortii weerar qorsheysan oo qasaare badan dhaliyay ku qaadeen Alshabaab.
HOOS KA DAAWO QAABKA DADKA LOO BADBAADINAYO
Wadani.com