Telefishanka RTN ee xaruntiisu tahay magaalada Nairobi ayaa warbixin ka diyaariyay xaaladda ay ku sugan tahay magaalada Muqdisho iyo xilligan oo uu maamulka G/Banaadir Guddoomiye ka yahay C/raxmmaan Yariisow oo lagu tilmaamay guddoomiye ku dheereeya xafladaha aan kala joogsiga lahayn.
HOOS KA DAAWO WARBIXINTA