Aabaha dhalay ninka weerarka ku qaaday Baar ku yaala magaalada Orlando. Florida ee dalka Mareykanka oo Sadiiq Matiin ayaa ka hadlay falka uu wiilkiisa Cumar ku kacay isagoo sheegay inuu aad uga xun yahay tallaaabadaasi dadka badan lagu dilay.
Odayga ayaa intaas kudaray in Ragga Qaniisyada ah uu Alle ku ciqaabi doon falka xun ee ay ku dhex jiraan arrintan oo noqotay mid ay si weyn u hadal hayaan saxaafadda reer Galbeedka.
Video kooban ayuu Aaba Cumar Sadiiqi Mateen soo dhigay bartiisa Facebook.
DHINACA SARE KA DAAWO VIDEO