Murashaxa madaxweynAHA Maraykanka ee xisbiga Jamhuuriga, Donald Trump, ayaa lagala cararay isagoo khudbad ka jeedinayey magaalada Reno ka tirsan gobolka Nevada.
Ilaaladiisa gaarka ah iyo ciidamada amaanka ilaalinayey ayaa la sheegay in ay ka shakiyeen buuq ka dhex jiray dadka dhexdooda iyo qof dadkii halkaa joogay ka mid ahaa oo qori heystay.
DHINACA SARE KA DAAWO SIDA WAX U DHACEEN