“Waxaan halkan u taaganahay, waxaan aaminsahay Hillary Clinton, waxaanan ku taageerayaa inay noqoto Madaxweynaha Mareykanka ee soo socda” waxay ka mid ahaayeen ereyo qiiro leh oo madaxweyne Barack Obama uu markii ugu horeysay ka soo muuqday garabka Hillary Clinton isagoo u ololeynaya inay noqoto Madaxweynaha Maryekanka.
Obama oo xilka ka tegaya ayaa lagu tilmaamaa nin codkar ah oo aad ugu wanaagsan ololaha siiba doorashooyinka, wuxuuna xaflad isu soo bax ah oo ka dhacday Charlotte, North Carolina.
DHINACA SARE KA DAAWO VIDEO