DAAWO VIDEO: Weriye Catoosh oo video argagax leh iska duubay qaraxyadii CID-da,
Weriyeyaal ka socda BBC-da ayaa ku sugnaa hotelka Saxafi ee magaalada Muqdisho oo ay deganaayeen, waxaana qaraxu ka dhacay goob aad ugu dhow hotelka oo laf ahaatiisa hore loo weeraray.
DAAWO VIDEO OO WERIYE CATOOSH UU BARTIISA SOO DHIGAY
Wadani.com