Musharax Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa farriin Video ah uu soo diray ku sheegay inuu musharax u yahay dadka Soomaaliyeed oo dhan.
Farriinta oo gaabneyd ayuu madaxweynaha xilka ka degaya sheegay inuu mar labaad u tartamayo xilka madaxweynaha musharaxnimadiisana ay tahay mid Soomaaliyeed oo aanay jirin cid gaara oo uu musharax u yahay.