Allaha u naxariistee Wasiirkii Dekaddaha iyo Gaadiidka badda Dowladda Federalka Somalia Dr. Nur Faarax Xersi oo saaka ku geeriyooday magaalada Muqdisho ayaa idin soo xulnay mid ka mida hadalladii taariikhda galay ee uu jeediyay.
Wuxuu caddeeyay Somalinimadiisa iyo wadaniyadda ku jirta laabtiisa, isagoo ka ilmeysiiyay boqolaal qof oo ka mida Jaaliyadda Somalida UK -xilli uu halkaasi booqday aakhirkii sanadkii 2015.