Kooxda Alshabab ayaa soo bandhigtay askari Kenyaan ah oo lagu qabtay dagaalkii Ceelcade ee Gobolka Gedo ee Janaayo 2016.
Askarigan oo laga soo duubay muuqaal uu codsi ugu dirayo dowladiisa iyo madaxweynaha Kenya ayaa lagu magacaabaa Loanard Maingi Kiiyo. Wuxuuna sheegay inuu ku dhashay 1976 degaanka lagu magacaabo Tulimani ee degmada Makueni.
DAAWO VIDEO