Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Maqal & Muuqaal»DAAWO: Weriyihii Ajazeera ee lagu xiray Muqdisho oo faafiyay sawirro laga soo qaaday Alshabaab & Madaxdooda

    DAAWO: Weriyihii Ajazeera ee lagu xiray Muqdisho oo faafiyay sawirro laga soo qaaday Alshabaab & Madaxdooda

    November 14, 2016Updated:October 21, 20201 Min Read Maqal & Muuqaal
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Weriye Xamza Maxamed oo ka tirsan Aljazeera ayaa booqday xero tababar oo kooxda Alshabaab ku leedahya Bartama Somaaliya.

    Weriyahan oo Soomaali-British ah, una shaqeeya Telefishanka Aljazeera, qeybta Englishka ayaa baahiyay sawirro gaar ah oo uu ka soo qaaday xero aan la sheegin meel ay ku taallo, sawirrada waxaa ka dhex muuqda ciidamo si xoog leh u hubeysan oo ka tirsan Alshabaab iyo madax sare oo uu ku jiro afhayeenka ururkaasi Sheekh Cali Dheere.

    Dowladda Soomaaliya ayaa xabsiga dhigtay weriyahan oo laba maalmood kadib la sii daayay. Telefishinada Aljazeera ayaa xiriir joogto ah la leh ururka Alshabaab, waxaana u suuragashay weriyahan inuu dhex maro Muqdisho oo Alshabaab xiriir la sameeyo kadibna u safro xarumaheeda isagoo sawirro iyo wareysiyo Video ah ka qaadaya.

    Saxaafadda iyo weriyayaasha maxaliga ah ee ka howlgala gudaha Soomaalida ayaan loo ogoleyn inay wax xiriir ah la sameeyaan ama warbaahintooda ka baahiyaan, halka weriyeyaasha awoodda leh warbaahinta caanka ah u shaqeeya ay ka duwan yihiin sidaas.

    DAAWO SAWIRRADA WERIYE XAMZA MOHAMED

    alshabab-hamza
    alshabab-hamza1
    alshabab-hamza2
    alshabab-hamza3
    alshabab-hamza4
    alshabab-hamza5
    alshabab-hamza6
    alshabab-hamza7
    alshabab-hamza8
    alshabab-hamza9
    alshabab-hamza10
    Alshabab Hamza Mohamed Photos
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleFadeexado hareeyay Doorashada XildhibaanadaAqalka Hoose ee Magaalada Cadaado (WARBIXIN)
    Next Article Puntland oo waxba kama jiraan ku tilmaantay Qoraalkii kasoo baxay Guddoomiye Jawaari

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo