Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo hore u sheegay inuusan xilka mar labaad isu sharxi doonin ayaa inkiray arrintaasi isagoo ku doodaya inuu qabyo u taalla dhameystirayo.
Wadani.com ayaa idin soo diyaarisay labada hadal oo madaxweyne Xasan Sheekh uu ka kala jeediyay barnaamij uu qabtay Universal TV iyo wareysi uu la yeeshay dhowaan Telefishanka Horn Cable.
Dhinaca sare ka daawo Video-ga