Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»DAAWO: Xasan Sheekh oo weerarkii ugu weynaa ku qaaday Afar Musharax Madaxweyne [Akhriso]

    DAAWO: Xasan Sheekh oo weerarkii ugu weynaa ku qaaday Afar Musharax Madaxweyne [Akhriso]

    February 3, 2017Updated:February 3, 20172 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Iyadoo ay kululaatay ololaha Doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa si aan hore loo arag uga hadaly kiiska badda ee Soomaaliya iyo Kenya dhex yaala.

    Isagoo hadlayay kadib markii Maxkamadu xukuntay in dacwada ay geli karto ayuu sheegay in dadkii dalkan madaxda kasoo ahaa ay galeen laba khalad oo waaweyn:

    – Khaladka hore  oo ah inay fududeystaan oo ay sahladeen mas’uuliyadii loo dhiibay, (Arrintan waxaa cad inay ku socotay Shariif Sheekh Axmed oo hore u sheegay inuu waxba kala socon heshiiska hadda ee dowladii uu madaxweynaha ka ahaa ay la gashay Kenya)

    Khaladka labaad ayuu ku tuhmay madax  dano gaara dartood u bixiyay Baddii Soomaaliya, isagoo ku eedeeyay inay dano ka lahaayeen.

    “Waxaa nasiib darro kuwii na dayacay ee sahlay in Baddeenu baxdo ama dano gaara ka lahaa ayaa maanta u soo xirtay jaakadaha inay xukunka dalka qabtaan, qof kasta waa garan karaa haddii dadka noocaasi ah ay talada dalka qabtaan waxay dalkan u horseedi karaan…” ayuu yiri Xasan Sheekh oo ku baaqaya in laga fiirsado

    Dadka waxaa ka mida kuwo Soomaalidu ku kalsoonaato oo xil u dhiibatay ee meel cidla ah uga cararay, Gaal hebel iyo dal hebel ayaa i diiday darteed xilkii uga cararay… iyagoo shacabka jidadka u taagan yihiin dalka ka cararay..ma qof cusub ayuu soo noqday..?

    Hadaladan ayaa kuwii ugu adkaa musharax Xasan Sheekh ku halgaado musharixiinta kala ah: Shariif Sheekh Axmed, Cumar C/rashiid, C/raxmaan C/shakuur, iyo Maxamed C/llaahi Farmaajo.

    Wadani.com

    Farmaajo Sheekh Shariif Top Xasan Sheekh
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDAAWO: Xasan Sheekh oo farriin ka soo saaray go’aanka Dacwada Badda ee Somalia-Kenya
    Next Article Doorashadii ugu yaabka badneyd oo Kismaayo ka dhacday (Kursi aan cidna kusoo bixin)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo