Xildhibaan Maryan Cariif Qaasim ayaa ku baaqday inuu is casilo guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka C/weli Ibraahim Muudey oo dhowaan sheegay inuu dastuurka dowladda Somalia ku dhaqanto uu yahay mid aan sax ahayn oo kii rasmiga ahaa la xaday.
Xildhibaannada ayaa sheegtay guddoomiye ku xigeenka aaminsan in Dastuurkii lagu soo doortay uusan jirin in laga doonayo inuu is casilo, waxayna farriintan u dirtay C/weli Muudey, iyadoo sheegtay in guddiyada Baarlamaanka ay ka hadleen arrintan.
HOOS KA DAAWO