Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Puntland»DAAWO: Xukun culus oo lagu fuliyay Dhalinyaradii Kufsiga ee Galdogob, loona qaaday Garowe

    DAAWO: Xukun culus oo lagu fuliyay Dhalinyaradii Kufsiga ee Galdogob, loona qaaday Garowe

    January 29, 2017Updated:January 29, 20172 Mins Read Puntland
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Go’aankii ugu danbeeyay ayaa maanta lagu riday dhalinyaradii degmada Galdogob ee Gobolka Mudug ku kufsaday laba gabdhood oo kiiskoodu mid mid si weyn u faafay.

    Guddi culimo ah oo kiiskan loo saaray ayaa ku dhawaaqay go’aanka laga gaaray kiiska kufsiga ah, waxaaana xukunka lagu fuliyaydhalinyaradaasi oo ku eedeysnaa inay kufsadeen Gabar 16-jir ah oo lagu magacaabo Ridaayo Saxardiid.

    Goobta uu xukunka ka dhacay waxaa ku sugnaa wasiirro katirsan P maamulkauntland oo ay kamid yihiin Wasiirka Cadaalada Saalax Xabiib Jaamac,  Wasiirka Haweenka Aniso Xaaji Muumin iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Gen. Cabdiqaadir Shire Faarax.

    Ciidamo fara badan ayaa goobta la geeyay si fulinta xukunka ay u ilaaliyaan, waxaana la xukunka lagu fuliyay shan wiil oo dhalinyaro  oo uu ka mid yahay wiil la dhashay Ex. Xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jibriil, kaasoo 15 sano jir ah.

    XUKUNKA LAGU FULIYAY & MAGACYADA DEMBIILAYAASHA HOOS KA AKHRISO

    1- Shirwac Jaamac 10 Sano oo Xarig ah 200 oo Jeedal ah iyo lacag magdhow ah oo 4620$

    2- Yaasir Maahir 6 sano oo Xarig ah iyo 200 oo Jeedal ah iyo lacag magdhow ah oo 3520$

    3- Yaxye Cabdulaahi Awkax 7 Sano oo xarig ah iyo 100 Jeedal ah iyo lacag magdhow ah oo 1760$

    4- Ayaale Wale 8 Sano iyo 100 Jeedal iyo lacag magdhow ah oo 2560$

    5- Cabdirisaaq Xoosh Jabriil 5 Sano oo Xarig 100 jeedal iyo lacag magdhow ah oo 1760$

    Lacagta magdhow ah ee loo xukumay gabdha:

      1. Ridwaab C/fitaax C/laahi 6080$
      2. Xamdi Abshir C/lle 8140$

    Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo Galdogob ayaa sheegaya in markii lagu fuliyay xukunkaasi loo qaaday shanta dembiile Magaalada Garoowe oo la sheegay inay ku qaadanayaan xabsiga lagu xukumay.

    DAAWO SAWIRRO

    16387337_1530610650334231_1672084177969315880_n

    Wadani.com

    Galdogob Kiis Kufsi Kufsi Puntland
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleBaarlamaanka Hirshabeelle oo baafinaya madaxdii maamulkaasi oo laga waayay Jowhar
    Next Article Musharax Farmaajo oo bixiyay balanqaadkii ugu yaabka badnaa: “Alshabaab ayaan casuumayaa…”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo