Dab xoog leh ayaa galabta kacay Isgoyska Sanca ee magaalada Muqdisho, iyadoo uu geystay hantiyeed geystay.
Dabka ayaa ka kacay meel Suuq ah oo markiisii hore ka bilowday Kaalin Shidaal. Ciidamada dowladda xiray goobta dabka ka kaca oo kla ceyriyay dad badan oo goobta kusoo xoomay.
Dab damiska gobolka Banaadir ayaa la tacaalaya iyadoo dadaal loogu jiro daminta dabkaasi oo galaatay goobo ganacsi.