Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Qormooyinka»Dabeysha Siyaasadeed ma waxey u jiheysatay isbedel..? (Mustaqbalka Xasan Sheikh iyo Cumar C/rashiid?)

    Dabeysha Siyaasadeed ma waxey u jiheysatay isbedel..? (Mustaqbalka Xasan Sheikh iyo Cumar C/rashiid?)

    January 17, 2017Updated:June 5, 20172 Mins Read Qormooyinka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dhowaan waxaa la doortay afhayeenka 1aad ee baarlamanka oo uu ku soo baxay Prof. Jawaari, cidna gaar umalaheen guushaasi maxaayeelay xoogag kala siyaasad duwan ayaa ka wada qeeb qaatay, iyadoo beelaha qaar iskaga fogeynayeen  awood qeybsiga dowladnimo in ay u helaan guddoonka baarlamaanka.

     Hase ahaatee, kursiga 2aad loolanka waxuu u dhexeeyay Xildh. Faarax Cabdulqaadir oo matalayay xukumada waqtigeedi dhamaaday iyo musharaxiin siyasadoodu u janjeerto isbedel xagga hogaanka sare ah. Natiijada kasoo baxday waxey afti u tahay in dabeesha siysadeed   ay si xowli ah ugu jihaysantahay  isbedel ku yimaada hogaanka sare ee ay doorashadiisu nagu soo fool leedahay dabayaqada bishaan.
     
    Dadka siyaasada falanqeeya inta badan waxey isku raaceen Faarax oo soo baxo in ay rajo gelin lahayd Madexweyne Xasan Sheikh, islamarkaana soo bixid la’aantiisana ay  ka dhigantahay afti lagu diidanyahay in uu markale  Madexweyne Xasan Sheikh xukunka dib ugu soo laabto.
     
    Codeyntii Guddoonka Baarlamaanka ee xildhibaanada waxey kaloo ka tarjumeysaa dareenka shacabka oo la il-darnaa 4-tii sanno ee la soo dhaafay dhibaatooyin fara badan oo xaga nolosha iyo amniga ah, shaqo la’aan baahsan iyo canshuur aan ku dhisneen isla xisaabtan.
     
    Intaa waxaa dheer, loolan adag oo kaga  imanaaya musharaxiin cul-culus  oo hogaaminaayo isbedel doonka sida Xildh. Cabdulqaadir Cosoble iyo kuwo hore oo raba iney soo noqdaan sida Madaxweynihii hore Sharif Sheikh Ahmed, iyo weliba Raisul wasaarihiisii Maxamed Cabdullahi Farmaajo.  Sidoo kale waxaa loolanka ku jira Raysul-wasaare Cumar Cabdirashiid oo weliba madax ka ahaay xukumadda la rabo in la bedelo.
     
    Wadamada hab-dhaqanka siyasadoodu ay ku saleysantahay nidaamka isdoorashada markii ay afti noocaani oo kale ah timaado mas’uulka hogaanka haya waa uu iska casilaa kursiga iskaba daa in uu dib isku soo sharxo. Natijadaan kadib hadii uu Madaxweyne Xasan iyo raysulwasaarihiisa Cumar ay sii wadaan musharaxnimadooda iyo haddii kaleba waxey koley u mooqataa in ay codeyntii shalay ay tilmaameyso in la rabo in hogaanka sare isbedel lagu sameeyo. 
     
    W/Q: Xasan Maxamuud Shiino   
    Doorashada madaxweyne
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWararkii ugu danbeeyay ee xiisad ka taagan magaalada Cadaado, Galmudug
    Next Article Akhriso: Magacyada musharixiinta kuraasta Banaadiriga ee maanta lagu dooranayo Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo