Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Dabley weerar ku qaaday Xarunta Jaamacadda SIMAD ee Magaalada Muqdisho & kala carar ka dhacay

    Dabley weerar ku qaaday Xarunta Jaamacadda SIMAD ee Magaalada Muqdisho & kala carar ka dhacay

    November 28, 2016Updated:November 28, 20161 Min Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Koox dabley ah ayaa maanta weerar ku qaaday xarunta ugu weyn jaamacadda SIMAD ee jidka warshadaha,  magaalada Muqdisho.

    Kooxda weerarka ku qaaday Jaamacadda ayaa dad goobjoogeyaal ah ay sheegeen inay ahaayeen saddex dabley ah oo wadatay gaari, kuwaasoo ku muddooyinkan danbe ardayda u geysanayay dhac ay uga qaateen Mobile-ada gacanta.

    Shilka maanta ayaa yimid kadib markii ay arday ka dhaceen Computer Laptop ah oo uu watay, kadibna ilaalada  Jaamacadda ay rasaas ku rideen kooxda, taasoo keentay inay kooxda dableyda ah gudaha u galaan jaamacadda.

    Rasaas muddo kooban socotay ayaa gudaha jaamacadda ku dhex martay ilaalada Jaamacadda iyo kooxda dableyda ah iyadoo kala carar iyo jaha wareer xoog leh ka dhacay, iyadoo loo maleeyay in Alsahbaab ay gudaha u galeen Jaamacada, qaar ka mida ardayga ayaa ka booday daaqadaha, waxaana markii dambe la sheegay inay kooxdii dableyda ahayd isaga baxeen xarunta jaamacadda.

    Guddoomiyaha Jaamacadda SIMAD Daahir Carab ayaa sheegay in dabley gaareysa lix askari oo ku lebisan dareyska ciidamada ay gudaha u galeem Jaamacadda, ayna sababtay in ardayda ay qaarkood jahawareer ku dhacay.

    Ciidamo fara badan ayaa markii danbe tegay xarunta jaamacadda, mana jirin cid la qabtay, waxaana xaaladda ay markii danbe ku soo laabatay caaadi

    Muqdisho SIMAD Weerar
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleQ/Midoobay oo bilowday Qorshe degdeg loogu dooranayo Guddoonka Baarlamaanka cusub
    Next Article WAR CUSUB: Oday dhaqameed eedeyn u soo jeediyay Wasiir Maareeye oo xabsiga loo taxaabay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo