Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Dad laga dhex raadinayo burburkii Qaraxa & Duqa Muqdisho oo Dadka ugu baaqay Gurmad [Sawirro]

    Dad laga dhex raadinayo burburkii Qaraxa & Duqa Muqdisho oo Dadka ugu baaqay Gurmad [Sawirro]

    October 14, 2017Updated:October 14, 20172 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Somalia Blast Toll at 237 as Residents Protest Al-Shabab
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Iyadoo ay xilli habeennimo ah gashay magaalada Muqdisho ayaa waxaa socda dadaal lagu raadinayo dad lagu waayay qarixii weynaa ee galabta ka dhacay magaalada Muqdisho.

    Dhismayaaasha burburay ayaa weli laga dhex raadinayaa dad lagu waayay qaraxa iyadoo qaarkood uu dab ka holcayo weli, waxaana Muqdisho ay caawa marti gelineysaa xaalad murugo leh oo ka mida kuwii ugu weynaa ee soo maray taariikhda casriga ah.

    Dhalinyaro is-xilqaamay ayaa tegay Isbitaalladda iyagoo dhiiga ugu deeqaya dadka waxyeelada kasoo gaaray qarax oo dhammaan la geeyay isbitaaladda Muqdisho, waxaana duqa magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed uu ku baaqay in dadweyna ay ka qeyb galaan gurmadka.

    https://twitter.com/HussienM12/status/919216568806072321

    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa waxa ka dhacay magaalada ku tilmaamay musiibo. “Waxaan tacsi u dirayaa umadda soomaaliyeed. Waa masiibo waxa dhacay, waxaan ku baaqayaa in si wadajir ah looga qeybqaato gurmadka degdegga” ayuu yiri Taabit Cabdi Maxamed

    “Dadka somaaliyeed gaar ahaan dadka Muqdisho ku nool waxaan ka dalbanaya qof walbo in uu soo gaaro meeshan oo kaalin ka qaato, gurmad deg deg ah baa loo baahanyahay, wax alla waxaa itaal iyo agab heynay waa isugu keenay. Waxaan codsaneynaa Hay’addaha amnigana waa in dariiqa lagu dhibin, cid walba oo maanta haysata baale ama cagacagaf ama dab damis waa in ay meeshan soo gaaraan, qofkasto awood leh ama dhakhtar ah meeshan ha soo gaaro. GUDDOOMIYAHA G/BANAADIR

    Saraakiisha ammaanka iyo kuwa gurmadka ayaa sheegay in Qaraxa maanta iyo burburka ka dhashay uu ahaa kii ugu weynaa ee ay ku arkaan Muqdisho ayna ku adkaatay inay la tacaalaan xaaladda ka dhalatay.

    Dadka dhintay ayaa la sheegay inay gaari karaan 30 halka dhaawaca ku dhow yahay 100 iyadoo weli dad badan la raadinayo, gurmadkuna weli socdo.

    Muqdisho Qarax Taabit Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleQarax labaad oo ka dhacay Muqdisho iyo Darawalkii waday Gaariga qarxay oo la qabtay
    Next Article Massive car bomb blast rocks Somalia’s Mogadishu

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo