Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Puntland»Dadka Gaalkacyo oo dalbaday in sharciga la hor keeno dadkii ka dambeeyay Dilka Caa’isha Ilyaas

    Dadka Gaalkacyo oo dalbaday in sharciga la hor keeno dadkii ka dambeeyay Dilka Caa’isha Ilyaas

    February 25, 2019Updated:February 25, 20192 Mins Read Puntland
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dadweynaha magaalada Gaalkacyo ee qeybta Puntland ayaa dalbaday in cadaaladda la hor keeno dadkii ka dambeeyay tacadigi iyo dilkii naxdinta lahaa ee loo geystay gabar 12 sano jir ah oo meydkeeda lasoo dhigay gurigooda hortiisa markii ku dhowaad 24 saacadood la waayey.

    Caa’isha Ilyaas Aadan ayaa shalay subax la waayay, kadib markii ay ka timid iskuul ay dhigato oo ay adeeg u doonatay suuqa, iyadoo markaas kadib laga baafiyey idaacadaha magaalada Gaalkacyo iyo baraha bulshada, kadibna salaadii subax ka hor meydkeeda lasoo dhigay xaafadii ay deganeyd.

    Meydka oo la dhigay isbitaalka weyn ee magaalada Gaalkacyo ayey sheegeen dhaqaaatiirta in si xun loo jir dilay, isla markaana loo geystay tacadi, taasoo keentay inay si weyn uga caroodaan dadka magaalada Gaalkacyo.

    Guddi dhakhaatiir ah ayaa loo xil saaray iney baaritaan ku sameeyaan meydka gabadha yar ee Caasho Ilyaas Aadan oo dhaawacyo culus lagu arkay, sida uu sheegay Axmed Diiriye Sugulle oo ah Madaxa Shaqada iyo Shaqaalaha Isbitaalka guud ee magaalada Gaalkacyo.

    Waxaa Waqooyiga magaalada Gaalkacyo k dhacay bannanabax looga horjedo dilka iyo tacadiga loo geystay gabadha yar ee saqiirka ah. waxaama hween fara badan oo isu soo baxay ay dalbadeen in cadaalad

    Waa falkii labaad ee noocan ah oo ka dhaca magaalada Gaalkacyo, waxaana qeybaha kala dwan ee bulshada ay muujiyeen inaysan u dulqaadan karin falalkaasi, iyadoo maamulka magaalada iyo ciidamada amniga laga sugayo tallaabo lagu soo qabto dadkii geystay falkaasi.

    Image may contain: 1 person, hat, selfie and closeup
    Caaisha Ilyaas Dil Gaalkacyo
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleFaahfaahin: Haween ku howlanaa Nadaafad oo lagu laayey duleedka Muqdisho & Alshabaab oo lagu eedeeyay
    Next Article Koox hubeysan oo Magaalada Muqdisho ku weerartay Guddoomiye Waaxeed ka tirsan G/Banaadir

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo