Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Dadkii ugu badnaa oo Coronavirus ugu dhintay Talyaaniga & Cudurka oo gaaray 158 Dal (Warbixin)

    Dadkii ugu badnaa oo Coronavirus ugu dhintay Talyaaniga & Cudurka oo gaaray 158 Dal (Warbixin)

    March 16, 2020Updated:March 16, 20203 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa sii kordhaya saameynta uu yeeshay cudurka Coronavirus oo hadda gaaray 158 dal oo caalamka ku yaalla iydoo ay qabaan dad gaaraya 170,000 qof.

    Talyaaniga ayaa laga diiwaan geliyey 24-kii ee ugu danbeeyay geerida dadkii ugu badnaa maalin qura iyadoo ay shalay dalkaasi cudurka Coronavirus ugu dhinteen 368 qof, waxaana dadka cudurka qaba ee dalkaasi ay gaareen 24,747. Italy waa dalka ugu darran ee cudurkan uu saameeyay kadib China.

    Dowladdaha Dunida ayaa qaadaya tallaabooyin ay uga hortegayaan faafista cudurka, waxayna joojiyeen in la galo ama laga baxo dalalkooda, waxay hakiyeen waxbarashadii iyadoo la xiray jaamacadaha iyo dugsiyada, waxaa kaloo kaloo la joojiyey inay dadku isugu yimaadaan munaasabadaha goobaha caamka ah, iyadoo dalal fara badan ay xududahooda xireen, isla markaana dadka ku amreen inaysan guryahooda kasoo bixin. 

    Iiraan oo ah dalka saddexaad ee ugu daran saameynta cudurka Coronavirus ayaa in 100 qof oo kale ay u dhinteen cudurka 24-kii saac ee ugu danbeysay, waxaana hadda inta la shaaciyey dalkaasi ku sugan dad gaaraya 14,000 qof oo qaba Coronavirus.

    Itoobiya ayaa ku dhawaaqday in 3 qof oo kale laga helay cudurka Corona, kadib qofkii ugu horeeyay ee Jimcihii la shaaciyey inuu qabto cudurka oo ahaa qof u dhashay dalka Japan, waxaana dadk cudurka laga helay ee gudaha Itoobiya ay gaareen 4 qof.

    Wasaaradda Caafimaadka Itoobiya ayaa sheegtay in saddexda qof ee cusub ay kala yihiin haweeney Itoobiyaan ah oo 42 sano jir ah iyo laba qof oo Japan u dhashay oo xiriir toos ah la lahaa qofkii ugu horeeyay ee cudurka laga helay, markii raadraac lagu sameeyay bukaankii hore.

    Hoggaamiyeyaasha caalamka ayaa dadkooda kala hadlaya cudurkan iyadoo saacad waliba ay soo baxayaan amarro ku saabsan sida loola tacaalayo cudurkan, waxaana madaxdii ugu danbeysay ka mida madaxweynayaasha Mareykanka, Kenya, South Africa, Lubnan, Amiirka dalka Qatar iyo madax kale.

    Somalia ayaa dalkeeda ka mamnuucday dadka ka yimid dalalka China, Italy, South Korea iyo Iran, iyadoo tallaabooyin kale oo muuqda la qaadin, waxaana weli socda duulimaadyada tooska ah ee Kenya iyo Itoobiya oo cudurku soo gaaray.

    Culimada Azhar iyo Hay’adda Culimada dunida ayaa jawaab diini ah kasoo saaray cudurkan iyo saameynta uu ku yeelan karo salaadaha Jimcada iyo Jamaacadda, waxayna caddeeyeen in dadku guryahooda ku tukadaan dalalka uu cudurka halista ku hayo.

    HOOS KA AKHRISO SHAXDA CUDURKA IYO DALALKA UU SAAMEEYAY

    Dadka qabaGeerida
    Mainland China80,8443,199
    Italy21,1571,441
    Iran12,729608
    South Korea8,08672
    Spain5,753136
    France4,46991
    Germany3,7958
    United States1,67841
    Switzerland1,35910
    United Kingdom1,14421
    Netherlands95912
    Sweden924
    Norway9071
    Denmark827
    Japan78022
    Belgium689
    Austria6551
    Qatar337
    Greece2271
    Singapore212
    Bahrain211
    Australia1973
    Malaysia197
    Canada1761
    Czech Republic150
    Hong Kong1414
    Slovenia141
    Ireland1281
    Brazil121
    Portugal112
    Romania112
    Finland109
    Kuwait104
    Saudi Arabia103
    Israel100
    Egypt932
    Iraq939
    Lebanon934
    UAE85
    India842
    Estonia79
    Thailand751
    Indonesia693
    San Marino662
    Philippines642
    Poland621
    Chile61
    Iceland61
    Taiwan531
    Vietnam48
    Argentina454
    Slovakia42
    Serbia41
    Albania381
    Luxembourg381
    W. Bank + Gaza38
    Algeria372
    Russia34
    Georgia30
    Pakistan28
    Peru28
    Croatia27
    Panama271
    Mexico26
    Brunei25
    Hungary25
    Colombia24
    South Africa24
    Costa Rica23
    Ecuador23
    Belarus21
    Oman20
    Azerbaijan19
    Morocco181
    Latvia16
    Tunisia16
    Cyprus14
    North Macedonia13
    Malta12
    Bosnia11
    Afghanistan10
    Macao10
    Martinique10
    Senegal10
    Faroe Islands9
    Maldives9
    Armenia8
    Lithuania8
    Moldova8
    Bulgaria71
    Cambodia7
    Guyana71
    Jamaica7
    French Guiana6
    Kazakhstan6
    New Zealand6
    Paraguay6
    Réunion6
    Sri Lanka6
    Dominican Republic5
    Turkey5
    Cuba4
    Liechtenstein4
    Bangladesh3
    Bolivia3
    Cameroon3
    Guadeloupe3
    Ivory Coast3
    Puerto Rico3
    Ukraine31
    Andorra2
    Burkina Faso2
    D.R. Congo2
    Honduras2
    Jersey2
    Monaco2
    Namibia2
    Nigeria2
    Saint Martin2
    Venezuela2
    Antigua and Barbuda1
    Bhutan1
    Cayman Islands1
    Equatorial Guinea1
    Eswatini1
    Ethiopia1
    French Polynesia1
    Gabon1
    Ghana1
    Gibraltar1
    Guernsey1
    Guinea1
    Jordan1
    Kenya1
    Mauritania1
    Mayotte1
    Mongolia1
    Nepal1
    Saint Barthelemy1
    Saint Vincent and the Grenadines1
    Sudan1
    Togo1
    Trinidad and Tobago1
    Vatican City1
    Other6977
    Coronavirus Coronavirus worldwide Updates on Coronavirus
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleTaliyaha Xoogga Dalka oo Amar Culus kasoo saaray Ciidamada haya Shaqooyinka leexsan. (Wareegto)
    Next Article Lama-huraan waa Heshiis Siyaasadeed iyo Doorasho Dadban. (Qormo)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo