Dadweynihii ugu badnaa ayaa maanta isu soo baxay soo dhoweynta madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo Muqdisho ku soo laabtay kadib 4 sano markii uu xilka banneeyay.
Dadka soo dhoweeyay Shariifka ayaa xiray wadadda tagta Garoonka iyo guriga uu ka degay magaalada, waxaana la arkayay dhoolatus weyn oo siyaasadeed.
DAAWO SAWIRRO





Wadani.com

![Dadweynihii ugu badnaa oo isugu soo baxay taageerada Sheekh Shariif [DAAWO SAWIRRO]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2016/09/Shariif-002.jpg)